Maxkamad Lacag magdhaw ah ku xukuntay shirkad wareysi-shaqo ka ceyriyay gabar diidday in ay salaanto ninkii wareysiga ka qaadayay!!

Wakaaladda wararka Turkiga ee Anaadool ayaa warbixin ka qortay gabar Muslimad ah oo uu wareysi-shaqo ka ceyriyay ninkii ka qaadayay wareysiga oo ay ka diidday in ay salaanto, kadibna ay ka gudbisay dacwad magdhaw loogu xukumay Afar kun oo doolar. Faarix Alxaaj oo ah gabar 24-jir Falasdiiniyad ah oo heysato dhalasho Swidish ah waxay shaqo … Continue reading Maxkamad Lacag magdhaw ah ku xukuntay shirkad wareysi-shaqo ka ceyriyay gabar diidday in ay salaanto ninkii wareysiga ka qaadayay!!